Magacaygu waa Adan Dirie. Waxaan ku noolahay gobolka Minnesota ee dalka maraykanka. Waxaan ku rajo waynahay inaan wax qoro, balse si aan u tijaabiyo inaan wax qori karo iyo inkale ayaan bogan u sameeyay. Waxaan ku soo bandhigi doonaa deggelkan maansooyin kala duwan iyo sheekooyin aan alifay.

Waxaan ka cudur daaranayaa waxaan ahay arday Af-Soomaaliga barta wali, markaa waxaa hubaal ah inay jiraan khaladaad badan oo qoraalkayga aad ka arki doontaan markaa u dulqaata.

Contact/ Kala xidhiidh:

qayre254@gmail.com

 

®ADirie

Advertisements