Archives for posts with tag: Adan Dirie
 1:
 
Inan qaab dhismeed keed
Qaadirkeen hablaha kale
Qaar dhaafsiiyay weeyo
Miyirka qaadanaysee

Dheeho inta ka hartay qormadaan →

Marba waa si xilliyadu

Mar waa seef afwaynoo

Jidhka saafayso jari

Marna kuma saraayee

Rabi baa ku solansiin.


Dheeho inta ka hartay qormadaan →

Adaan kuu wareeroo
Kuu waalanaayee
Ma cidlaad wareegtaa?
Xagee baad ku waarto
Waayuhu ku dhigayay Adi.
Dheeho inta ka hartay qormadaan →