Archives for posts with tag: jiifto
Waxaan ahaa qof kali
Qoortiyo afartaydii waax
Dad baa iga qaybsadoo
Qoloba meel bay degtee.
¬† Dheeho inta ka hartay qormadaan →

Qiyaas ahaan maansadani waxay katimi wiil yar oo da’diisu markaa ku beegan tahay 9 jir, kana fakeraya bal sidii uu mar uun dhibkan uga bixi lahaa. Wuxuu u waramayaa saaxiibkii oo uu gartay inuu u jeesto. Waxay maansadani ku timid anoo mar aan saa uga durugsanayn youtube ka dhagaystay maansooyiinkii siinlayda iyo ¬†canug yar oo inkasta oo uu waalidkii ka maqlay, ugu cel celinaya walaalkiis oo bilo jira, “Waynu ka gudbaynaa dhibka” oo wakhtigaa farta laysugu fiiqay.

Dheeho inta ka hartay qormadaan →